Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaydaan walaalkiin intaad wax deymisaan korsaar ka qaadan, ha ahaadeen lacag korsaar ah, ama cunto korsaar ah, ama wax kale oo korsaar laysku deymiyo toona.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:9-22