Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu xeradiinnuu dhex socdaa inuu idin samatabbixiyo oo uu cadaawayaashiinnana gacantiinna soo geliyo, oo sidaas daraaddeed xeradiinnu waa inay quduus ahaataa si uusan dhexdiinna ugu arag wax nijaas ah oo uusan idiinka sii jeesan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:10-19