Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Beertaada canabka ah waa inaadan ku wada beeran iniino laba cayn oo kala duwan ah, waaba intaasoo ay midhaha oo dhammu quduus kaa noqdaan, kuwaasoo ah iniinihii aad beeratay iyo midhihii beerta canabka ah kaaga baxayba.

Sharciga Kunoqoshadiisa 22

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:6-14