Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaad aragtid walaalkaa dameerkiisa ama dibigiisa oo jidka ku dhacay, waa inaadan ka dhuuman, laakiinse hubaal waa inaad isaga caawisaa oo la istaajisaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 22

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:1-10