Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas ninkii gabadha la jiifsaday waa inuu gabadha aabbaheed siiyaa konton sheqel oo lacag ah. Iyana naagtiisa ha ahaato, maxaa yeelay, isagu ceeb buu ku hoosaysiiyey, oo isna waa inuusan furin cimrigiisa oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 22

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:22-30