Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo walaalkaagii lahaa hadduusan kuu dhowayn, ama haddaadan isaga aqoon, markaas waa inaad neefka baxsiga ah gurigaaga keentaa oo waa inaad haysaa ilaa uu kuu yimaado walaalkaa oo doondoonaya, oo markaas waa inaad isaga u celisaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 22

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:1-11