Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo weliba waa inay ku ganaaxaan boqol sheqel oo lacag ah oo ay siiyaan gabadha aabbaheed, maxaa yeelay, isagu magac ceeb ah buu u soo jiiday bikrad reer binu Israa'iil ah. Iyana naagtiisii ha ahaato, oo isna cimrigiisa oo dhan waa inuusan furin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 22

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:16-21