Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo odayaasha magaaladaasu waa inay qaalinta u wadaan dooxo biyaheedu ordayaan oo aan la jeexin, waxna lagu beerin, oo halkaas dooxada dhexdeeda ah qaalinta qoorta ha kaga jebiyeen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 21

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:1-12