Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse naagtii uu nebcaa wiilkeedu inuu curadkiisii yahay waa inuu ku caddeeyaa qaybta labanlaabka ah ee uu ka siiyo waxa uu haysto oo dhan, maxaa yeelay, isagu waa bilowgii xooggiisa, oo xaqa curadnimada isagaa leh.

Sharciga Kunoqoshadiisa 21

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:15-22