Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 20:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saraakiishu dadka ha la hadleen oo ha ku yidhaahdeen, Ninkee baa guri cusub dhistay oo aan weli u ducaysan? Kaasu ha tago oo gurigiisii ha ku noqdo, waaba intaasoo intuu dagaalka ku dhinto uu nin kale u ducaystaaye.

Sharciga Kunoqoshadiisa 20

Sharciga Kunoqoshadiisa 20:2-12