Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 20:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo ha ku yidhaahdo, Reer binu Israa'iilow, maqla, maanta waxaad ku soo dhowaanaysaan dagaal aad cadaawayaashiinna kula diriraysaan, haddaba qalbigiinnu yuusan itaal darnaan, oo ha cabsanina, hana gariirina, iyagana ha ka baqina,

Sharciga Kunoqoshadiisa 20

Sharciga Kunoqoshadiisa 20:1-6