Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 20:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaad dagaal ugu baxdaan cadaawayaashiinna, oo aad aragtaan fardo iyo gaadhifardood iyo dad idinka sii badan, waa inaydaan ka cabsan, waayo, waxaa idinla jira Rabbiga Ilaahiinna ah oo idinka soo bixiyey dalkii Masar.

Sharciga Kunoqoshadiisa 20

Sharciga Kunoqoshadiisa 20:1-5