Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu igu yidhi, Reer Moo'aab ha dhibin, dagaalna ha kula diririn, waayo, dalkooda waxba hanti idiinka siin maayo, maxaa yeelay, Caar waxaan hanti u siiyey reer Luud.

Sharciga Kunoqoshadiisa 2

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:1-18