Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse waxaa keliyahoo aadan u soo dhowaan dalkii reer Cammoon, iyo Webi Yabboq dhinaciisa oo dhan, iyo magaalooyinka dalka buuraha leh, iyo meel alla meeshii uu Rabbiga Ilaaheenna ahu inoo diiday.

Sharciga Kunoqoshadiisa 2

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:29-37