Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu igu yidhi, Bal eeg, waxaan bilaabay inaan Siixon iyo dalkiisaba gacantaada soo geliyo, haddaba waxaad bilowdaa inaad hantidid aad dalkiisa dhaxashide.

Sharciga Kunoqoshadiisa 2

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:24-34