Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigii u dhexeeyey waagii aan Qaadeesh Barneeca ka soo kacnay iyo markii aan durdurka Sered ka soo gudubnay wuxuu ahaa siddeed iyo soddon sannadood, ilamaa qarnigii dagaalyahannada ahaa oo dhan laga wada baabbi'iyey xerada dhexdeedii, sidii Rabbigu iyaga ugu dhaartay.

Sharciga Kunoqoshadiisa 2

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:9-18