Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 19:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

sida markii nin deriskiis duurka ugu raaco inay qoryo soo jaraan, oo gacantiisu ay faaska qaadato inuu geedka ku jaro, oo markaas birtu intay daabka ka siibato ku dhacdo kii deriskiisa ahaa ee uu saas ku dhinto, markaas isagu waa inuu ku cararaa magaalooyinkaas middood si uu ku noolaado,

Sharciga Kunoqoshadiisa 19

Sharciga Kunoqoshadiisa 19:3-11