Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 18:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii mid reer Laawi ahu uu ka soo baxo magaalooyinkiinna middood, taasoo ah meeshuu dalka Israa'iil ka degganaa, oo isagoo aad u doonaya inuu yimaado meesha Rabbigu uu dooranayo,

Sharciga Kunoqoshadiisa 18

Sharciga Kunoqoshadiisa 18:5-15