Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 18:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

sidaad Rabbiga Ilaahiinna ah uga doonayseen maalintii shirka markaad Xoreeb joogteen oo aad tidhaahdeen, Rabbiga Ilaahayaga ah codkiisa yaannan mar dambe maqlin, oo dabkan weynna yaannan mar dambe arkin, si aannan u dhiman.

Sharciga Kunoqoshadiisa 18

Sharciga Kunoqoshadiisa 18:10-18