Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 18:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, quruumahaas aad hantiyi doontaan waxay dhegaystaan kuwa xiddigaha ku faaliya iyo faalshowyada kale, laakiinse idinka Rabbiga Ilaahiinna ahu idiinma uu oggolaan inaad saasoo kale yeeshaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 18

Sharciga Kunoqoshadiisa 18:10-19