Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 18:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dhexdiinna waa inaan laga helin mid wiilkiisa ama gabadhiisa dab dhex mariya, ama mid faal ku isticmaala, ama mid xiddigaha ku faaliya, ama qumay, ama mid wax fala,

Sharciga Kunoqoshadiisa 18

Sharciga Kunoqoshadiisa 18:1-19