Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

haddii laydiin soo sheego oo aad maqashaan, markaas waa inaad dadka aad u haybisaan, oo bal eega, haddii ay run tahay iyo wax xaqiiqa ah in reer binu Israa'iil lagu sameeyey wax karaahiyo oo caynkaas ah,

Sharciga Kunoqoshadiisa 17

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:1-8