Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaalooyinkiinna Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idin siinayo haddii laga dhex helo nin ama naag sameeya wax Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa shar ku ah isagoo axdigiisa ka gudba,

Sharciga Kunoqoshadiisa 17

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:1-6