Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Lix maalmood waa inaad cuntaan kibis aan khamiir lahayn, oo maalinta toddobaadna shir quduus ah waa inaad u qabataan Rabbiga Ilaahiinna ah, oo maalintaas waa inaydaan waxba shuqul qaban.

Sharciga Kunoqoshadiisa 16

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:4-12