Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse meesha Rabbiga Ilaahiinna ahu uu u dooranayo inuu magiciisa dhigo waa inaad allabariga Kormaridda ku bixisaan markay fiidka tahay, oo qorraxdu dhacdo, oo ah xilligii aad Masar ka soo baxdeen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 16

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:1-7