Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo allabariga waa inaydaan kibis khamiir leh ku cunin, toddoba maalmoodse waa inaad ku cuntaan kibis aan khamiir lahayn oo ah kibistii dhibka, waayo, dalkii Masar degdeg baad kaga soo baxdeen. Waa inaad cimrigiinna oo dhan xusuusnaataan maalintii aad dalkii Masar ka soo baxdeen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 16

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:1-11