Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddiiba saddex jeer raggiinna oo dhammu waa inay Rabbiga Ilaahiinna ah kaga hor muuqdaan meeshuu dooranayo, oo saddexdaas jeer waa Iidda Kibista-aan-khamiirka-lahayn, iyo Iidda Toddobaadyada, iyo Iidda Waababka, oo waa inaanay iyagoo fara madhan Rabbiga hortiisa ka muuqan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 16

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:15-21