Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Midkiin kasta iyo wiilkiisa, iyo gabadhiisa, iyo addoonkiisa, iyo addoontiisa, iyo kii reer Laawi oo irdihiisa ku jira, iyo qariibka, iyo agoonta iyo carmalka idin dhex joogaaba waa inay ku wada farxaan Rabbiga Ilaahooda ah hortiisa taasoo ah meesha Rabbiga Ilaahooda ahu uu u dooranayo inuu magiciisa dhigo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 16

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:4-18