Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bisha Aabiib dhawra, oo Rabbiga Ilaahiinna ah Iiddii Kormaridda u sameeya, waayo, bisha Aabiib ayaa Rabbiga Ilaahiinna ahu habeennimo idinka soo bixiyey dalkii Masar.

Sharciga Kunoqoshadiisa 16

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:1-8