Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo doofaarkana ha cunina, maxaa yeelay, isaga raafkiisu waa kala jeexan yahay, calyanaqsigase ma raamsado, sidaas daraaddeed waa idinka nijaas, oo kuwaas hilibkooda waa inaydaan cunin, bakhtigoodana waa inaydaan taaban.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:7-13