Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas waxaa iman oo ka cuni oo ka dhergi doona kan reer Laawi, waayo, isagu idinlama laha qayb iyo dhaxal toona, iyo qariibka, iyo agoonta, iyo carmalka inuu Rabbiga Ilaahaaga ahu kugu barakeeyo shuqulka aad gacantaada ku qabato oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:23-29