Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo markaas waxaad lacagta ku soo iibsataa wax alla wixii naftaadu doonayso oo ah dibi, ama ido, ama khamri, ama wax lagu sakhraamo, ama wax alla wixii nafsaddaadu ku weyddiisato, oo waxaad ku cuntaa Rabbiga Ilaahaaga ah hortiisa, oo waa inaad adiga iyo reerkaaguba faraxdaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:21-29