Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed waa inaad xajisaan amarkan aan maanta idinku amrayo oo dhan si aad u xoogaysataan oo aad u gashaan oo u hantidaan dalka aad ugu gudbaysaan inaad hantidaan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 11

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:2-13