Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo wixii uu reer binu Israa'iil oo dhan dhexdooda kaga sameeyey Daataan iyo Abiiraam oo ahaa ilma Elii'aab oo ahaa reer Ruubeen, iyo sidii ciiddu afkeeda u kala qaadday oo ay u liqday iyagii, iyo reerahoodii, iyo teendhooyinkoodii, iyo wax alla wixii noolaa oo iyaga raacay,

Sharciga Kunoqoshadiisa 11

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:1-14