Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

habaarkuna wuxuu idinku dhacayaa haddaydnan dhegaysan amarrada Rabbiga Ilaahiinna ah, laakiin aad gees uga leexataan jidka aan maanta idinku amrayo, oo aad ilaahyo kale oo aydnan aqoon raacdaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 11

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:27-32