Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ninnaba ma awoodi doono inuu idin hor istaago, oo Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu dalkii aad cag marin doontaan oo dhan saari doonaa cabsidiinna iyo naxdintiinna, siduu idiin sheegay.

Sharciga Kunoqoshadiisa 11

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:24-32