Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waagaas ayaa Rabbigu qabiilka reer Laawi u soocay inay sanduuqa axdiga Rabbiga qaadaan, iyo inay Rabbiga hortiisa istaagaan oo ay isaga u adeegaan, iyo inay magiciisa ku duceeyaan, ilaa maantadan la joogo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 10

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:5-14