Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, Rabbiga Ilaahiinna ah ayaa iska leh samada, iyo samada samooyinka, iyo dhulka, iyo waxa ku jira oo dhanba.

Sharciga Kunoqoshadiisa 10

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:10-17