Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hadda reer binu Israa'iilow, bal maxaa Rabbiga Ilaahiinna ahu idinka doonayaa, inaad Rabbiga Ilaahiinna ah ka cabsataan, oo aad jidadkiisa oo dhan ku socotaan, oo aad isaga jeclaataan, oo aad Rabbiga Ilaahiinna ah ugu adeegtaan qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 10

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:5-19