Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaasaan idinkula hadlay, laakiinse ima aydaan maqlin, illowse amarkii Rabbiga ayaad ku caasiyowdeen, waadna kibirteen oo buurtaad u kacdeen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 1

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:40-46