Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaad jawaabteen oo waxaad igu tidhaahdeen, Rabbiga waannu ku dembaabnay, haddaba waannu tegaynaa oo waxaannu u dagaallamaynaa sidii Rabbiga Ilaahayaga ahu nagu amray. Oo midkiin waluba wuxuu dhexda ku xidhay hubkiisii dagaalka, oo waxaad mooddeen inay fudud dahay inaad buurta u kacdaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 1

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:31-42