Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo jidkii aad soo marteen idinku soo hor kacay si uu idiinku doondoono meel aad teendhooyinkiinna ka dhisataan, isagoo habeenkii dab ku dhex jira, maalintiina daruur, si uu idiin tuso jidka aad mari lahaydeen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 1

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:30-36