Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, Rabbiga Ilaahiinna ahu dalkii buu idin hor dhigay. Haddaba u kaca, oo hanti u qaata sidii Rabbiga ah Ilaaha awowayaashiin uu idiin sheegay, oo ha cabsanina, hana qalbi jabina.

Sharciga Kunoqoshadiisa 1

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:18-24