Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaynu ka soo guurnay Xoreeb oo waxaynu dhex marnay cidladaas weyn oo aad looga cabsado ee aad soo aragteen ee ku taal jidka loo maro dalka buuraha leh oo reer Amor, siduu inagu amray Rabbiga Ilaaheenna ahu, oo waxaynu nimid Qaadeesh Barneeca.

Sharciga Kunoqoshadiisa 1

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:9-29