Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan afkooda ka soo bixin doonaa dhiiggooda, oo ilkahooda dhexdoodana karaahiyadoodaan ka soo bixin doonaa, oo iyaguna Ilaahayagay dad hadhay u ahaan doonaan, oo sida ugaas dalka Yahuudah dhex jooga oo kale ayay ahaan doonaan, oo Ceqroonna waxay noqon doontaa sida reer Yebuus.

Sekaryaah 9

Sekaryaah 9:1-14