Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 8:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaalo dadka deggan waxay u tegi doonaan dad magaalo kale deggan, oo waxay ku odhan doonaan, Ina keena aynu dhaqsiyo Rabbiga u barinnee, oo aynu Rabbiga ciidammada doondoonnee, oo aniguna waan tegi doonaa.

Sekaryaah 8

Sekaryaah 8:11-23