Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 7:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse waxaan iyaga ku kala firdhiyey dabayl duufaan ah oo waxaan dhex geeyey quruumaha ayan aqoon oo dhan. Sidaasuu dalkii cidla u noqday iyaga dabadood, oo ninna ma dhex marin, ciduna kuma soo noqon, waayo, dalkii wacnaa cidla baa laga dhigay.

Sekaryaah 7

Sekaryaah 7:5-14