Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 6:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa malaggii jawaabay oo wuxuu igu yidhi, Kuwanu waa samada afarteeda dabaylood, oo ka soo baxa meeshay Sayidka dhulka oo dhan ku hor taagnaayeen.

Sekaryaah 6

Sekaryaah 6:1-7