Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 6:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa meelaha fog jooga ayaa iman doona oo waxay ka shaqayn doonaan dhisidda macbudka Rabbiga, oo idinkuna waxaad ogaan doontaan in Rabbiga ciidammadu uu ii soo kiin diray. Tanu way ahaan doontaa haddaad ku dadaashaan inaad codka Rabbiga Ilaahiinna ah addeecdaan.

Sekaryaah 6

Sekaryaah 6:5-15