Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 6:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isaga la hadal, oo waxaad ku tidhaadaa, Rabbiga ciidammadu sidanuu u hadlaa oo leeyahay, Bal eega ninka magiciisu yahay Biqilka. Wuxuu ku kori doonaa meeshiisa, oo macbudka Rabbiga ayuu dhisi doonaa.

Sekaryaah 6

Sekaryaah 6:11-15